Madaxda sare ee Galmudug oo la kulmay C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay wafdi uu hogaaminayo Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo ah sarkaal ka tirsan Jabhada ONLF. Waxaa uu sidoo kale kulan la qaatay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo xubno kale. Madaxweyne Xaaf oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay inuu ku … Continue reading Madaxda sare ee Galmudug oo la kulmay C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax (Daawo Sawirro)